Baaritaanka Saynisyhannada Kenya

Your browser doesn’t support HTML5

Saynisyahanadda dalka Kenya ayaa sheegay in ay baaritaan ku samaynayaan tirxi ama gooryaan noociisa loo yaqaano mealworm, oo ku nool qaaradda Africa oo la ogaaday inuu cuno caagagga iyo waxyaabaha ka samaysan Plastic-ga.