Kaalinta Musk ee dowladda Trump
Your browser doesn’t support HTML5
Waxaa laga yaabaa in dunidu ay si fiican u taqaano Elon Musk inuu yahay aasaasaha shirkadaha waaweyn ee Tesla iyo SpaceX, laakiin dhowr bilood gudahood, waxaa la filayaa inuu kaalin weyn ka qaato dhimista kharash-garaynta dowladda Mareykanka.