Ciidanka RSF oo kufsi lagu eedeeyey
Your browser doesn’t support HTML5
Human Rights Watch (HRW) ayaa Isniinta maanta ah ku eedaysay Ciidamada Gurmadka Degdegga ah (RSF) iyo maleeshiyaadka xulafada ah ee dagaalka kula jira ciidamada Sudan, inay tacadiyo dhanka galmada ah oo baahsan ka gaysteen koonfurta Suudaan.