Shirkii DRC iyo Rwanda oo fashilmay

Your browser doesn’t support HTML5

Waxaa si lama filaan ah u fashilmay shir madaxeed lagu waday in ay yeeshaan madaxweynayaasha dalalka Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ah ee Congo iyo Rwanda, iyadoo wareeggan u danbeeya ee wadahadalka nabadeed lagu doonayay in lagu soo afjaro dagaalka ka socda bariga DRC.