Tripoli —
Waxaa sanadkan 2024 Bariga Dhexe ka dhacay is-beddello waaweyn oo dhinaca isu dheeli tirka awoodda ah. Dalka Lubnaan ayaa mar kale noqday kan xuddunta u ah isbeddelkaas.
Weeraradii ay is-weydaarsadeen Israel iyo Xizbullah ayaa burburiyey qeybo badan oo dalka ah. Xabbad joojin nugul oo bishii November la gaaray ayaa aamusiisay duqeymihii dhacayey, laakiin isbeddelkii ku yimid maamulka Suuriya ayaa khatar ku sii ah Lubnaan sanadka 2025-ka.
Jacob Russel ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Beirut. Maxamed Cabdi Sandhere ayaa soo jeedinaya.
Your browser doesn’t support HTML5