Dad isku qoys ahaa oo lagu dilay Gaza

Your browser doesn’t support HTML5

Dhakhaatiirta Falastiiniyiinta ayaa sheegay in duqeyn ay Israa’iil ka gaysatay Gaza ay ku dhinteen ugu yaraan 8 qof oo isku qoys ah oo u badan haween iyo carruur. Weerarka ayaa goor dambe oo Isniintii ah lagu qaaday guri ku yaalla xaafadda dhexe ee magaalada Daraj.