Ukraine oo Russia ka dishay Jeneraal

Your browser doesn’t support HTML5

Jeneraal sare oo Ruush ah ayaa Talaadadii lagu dilay bam lagu qariyay mooto, meel bannaanka ka ah dhismihii uu ka degganaa magaalada Moscow, maalin ka dib markii guddiga ammaanka ee Ukraine uu ku soo oogay dacwad dambiyeed. Sarkaal u hadlay Ukraine ayaa sheegay in weerarkaas ay fuliyeen.