Farxadda qaxootiga Suuriya ee Somalia

Your browser doesn’t support HTML5

Qaxootiga Suuriyaanka ah ee ku nool Soomaaliya ayaa aad usoo dhaweeyay is-beddelka ka dhacay dalkooda, iyaga oo sheegay in taasi ay horseedi doonto in ay waddankooda dib ugu noqdaan. Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan soo diray.