Qorshaha Erdogan ee ku aadan Suuriya
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweyne Recep Tayyib Erdogan ayaa Talaadada maanta ah sheegay in loo baahan yahay maamul loo dhan yahay oo ka hirgala dalka Suuriya, wuxuuna ugu baaqay Midowga Yurub in ay taageeraan dib u soo celinta dadka Suuriyaanka ah ee ka qaxay dagaalada sokeeye ee dalkaas.