Maxaa ka socda hawada bari ee USA?

Your browser doesn’t support HTML5

Maxay yihiin waxa ka socda hawada bariga Maraykanka? Toddobaadyadii la soo dhaafay, diyaarado nooca aan duuliyuha laheyn ah ama drones-ka oo tira badan ayaa lagu arkayay iyagoo hawada heehaabaya.