Isbedel dhaqaale oo laga filayo Trump
Your browser doesn’t support HTML5
Dhaqaalaha ayaa ahaa mid ka mid ah arrimaha ay daneynayeen cod-bixiyayaasha doorashadii madaxtinimada Mareykanka. Iyadoo ay sugayaan ku soo laabashada xukunka ee Donald Trump, dad badan oo Mareykan ah ayaa sheegaya in ay filayaan in horumarinta dhaqaalaha ay noqon doonto mudnaanta koowaad.