Wareysiga Huda Ibrahim

Your browser doesn’t support HTML5

Golaha deegaanka ee magaalada St. Cloud ayaa dhamaantood u codeeyay Huda Ibrahim in ay ka mid noqoto golahaasi. Huda waxa ay noqoneysaa Soomaaligii u horreeyay ee magaaladaasi xil loo codeeyo ka qabata. Weriyaheenna Minnesota Maxamuud Mascadde ayay u warrantay..