Macron oo ku wajahan Jabuuti iyo Itoobiya
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa Jimcaha u safri doona dalka Jabuuti, halkaasi oo uu kula casheyn doono ciidamada Faransiiska ee ku sugan saldhigga muhiimka ah, ka hor inta uusan u gudbin Itoobiya, waxaa sidaas sheegtay madaxtooyada Faransiiska ee Elysée.