Laabashada dadkii ka qaxay Waqooyiga Israel
Your browser doesn’t support HTML5
In ka badan 60,000 oo qof oo degenaa woqooyiga Israel ayaa billaabay in ay halkaas dib ugu laabtaan kadib14 bil markii ay ka carareen colaadda Israel iyo Xizbullah, ayada oo hadda ay muuqato inay dhaqan gashay xabad-joojin.