Erdogan oo balaariyey saameynta Turkey
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa 2024-ka dadaal xooggan ku bixiyay in uu sii balaariyo saameynta Turkiga ee caalamka. Erdogan wuxuu ku guuleystay siyaasadda arrimaha dibadda, gaar ahaan markii uu ka shaqeeyay riditaanka Bashaar al-Asad iyo xoojinta xiriirka dalal badan oo Afrikaan ah.