Cabashada reer baadiyaha Hiiraan ee lacagta telefonka

Your browser doesn’t support HTML5

Muddo 7 sano ah magaalada Beledweyne lagama isticmaalo lagacta shililng Soomaaliga ah. Dadku waxa ay wax ku kala iibsadaan lacag dollar ah oo ay taleefoonnada isugu diraan. Dadka baadiyaha ka yimaada ee magaalada xoolaha usoo safarsada ayaa dhib weyn ku qaba adeegsiga taleefoonnada.