Burcad badeeda oo dalbaday $10 milyan
Your browser doesn’t support HTML5
Burcad badeed bishii hore ku afduubtay markab kalluumeysi, oo laga leeyahay dalka Shiinaha oo ay la socdeen 18 shaqaale xeebaha waqooyi bari ee Soomaaliya, ayaa dalbanaya lacag madax furasho oo dhan 10-milyan oo dollarka Mareykanka ah, sida uu sheegay sarkaal Soomaali ah.