Af-Soomaaliga oo halis weyn wajahaya

Your browser doesn’t support HTML5

Qaar ka mid ah khuburada u ololeeya soo noolaynta Afka Soomaaliga iyo horumarintiisa ayaa dhaliilsan kororka boorarka afafka qalaad lagu xardhay ee lagu dhajinayo afaafka hore ee inta badan meheradaha ganacsi ee Muqdisho iyo meelo kale oo ka mida gobollada dalka.