Macron oo taageeray bad doonista Itoobiya
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in dalkiisu uu taageerayo doonista Itoobiya ee ku aaddan in ay hesho marin badeed, iyadoo ku heleysa hab wada xaajood ah oo ixtiraamaya shuruucda caalamiga ah iyo dalalka deriska ahba.