Itoobiya oo beenisay eedeynta Somalia

Your browser doesn’t support HTML5

Itoobiya ayaa iska fogeysay eedeyn uga timid Soomaaliya oo aheyd in ciidamadeeda ay shalay weerareen fariismo ay ciidamada Soomaaliya ku leeyihiin degmada Doolow ee gobolka Gedo.