Masar oo ciidamo keeneysa Soomaaliya

Your browser doesn’t support HTML5

Wasiirka arrimaha dibadda Masar ayaa sheegay Isniintii in dalkiisu uu ka qeyb qaadan doono howlgalka cusub ee nabad-ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya, iyadoo labada dal ay isku sii dhowaanayaan xilli ay jiraan xiisadaha Itoobiya.