Tahriibka Mareykanka oo yaraaday
Your browser doesn’t support HTML5
Qulqulka muhaajiriinta imaanaya Maraykanka ayaa hoos u dhacay sanadka 2024, arrintan waxaa sabab u ah siyaasado iyo kontaroolo cusub oo laga hirgeliyey dalalka loogu yeero waddamada ay sii maraan muhaajiriinta.