Dagaal mar kale ka dhacay deegaanka Dawacley

Gaadiid dagaal oo ku sugan Dawacley

Dagaal sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhawaac ayaa Arbacadii shalay mar kale ka dhaca, deegaanka Dawacley ee gobolka Fafan ee dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Dagaalka ayaa daba socday iska hor imaad Jimcihi ka dhacay isla deegaanka. Warbixintan waxaa Jigjiga kasoo diray weriyaha VOA Maxamed Cabdiraxman Gaataa.

Your browser doesn’t support HTML5

Dagaal mar kale ka dhacay deegaanka Dawacley