Spain: 10,457 muhaajiriin oo dhintay sanadkan
Your browser doesn’t support HTML5
Ugu yaraan 10,457 muhaajiriin ah ayaa dhintay ama la waayay iyagoo isku dayaya in ay badda ku gaaraan Spain sanadkan 2024, sida uu maanta ah sheegay urur aan dowli ahayn, taasi oo ah in ka badan 50 boqolkiiba tirada sanadkii hore iyo tan ugu badan tan iyo markii tirakoobka la billaabay 2007.