Islamic Jihad oo sheegtay in la dilay 5 suxufi
Your browser doesn’t support HTML5
Telefishan raacsan kooxda Islamic Jihad ee reer Falastiin ayaa sheegay in 5 ka tirsan shaqaalaha TV-ga lagu dilay duqeyn ay Israel fulisay Khamiista maanta ah. Militariga Israel ayaa sheegay in ay beegsadeen, waxa ay ugu yeereen unug argagixiso.