Gobolka Tamil Nadu oo xusay Tsunami-gi 2004
Your browser doesn’t support HTML5
Gobolka Tamil Nadu ee ku yaalla dhinaca koonfureed ee dalka India ayaa maanta xusaya 20 sano-guuradii ka soo wareegtay Tsunami-gii weynaa ee dhacay 26-kii December 2004. Madaxda gooblka ayaa xusay dadkii dhintay iyaga oo bixinayey caano iyo ubaxyo, isla markaana dadkii dhintay u duceynayey.