Gobolka Aceh iyo 20 sano kadib Tsunami-ga
Your browser doesn’t support HTML5
Dhulgariirkii badweynta Hindiya ee cabirkiisu ahaa 9 magnitude iyo Tsunami-dii la socotay ee dhacay 26-kii December ee 2004-tii, ayaa in ka badan 230 kun oo qof ku dilay 15 dal. Gobolka Aceh ee dalka Indonesia ayaa ahaa ubucda waxyeellada.