Isimo billaabay dhex dhexaadinta Somaliland iyo Khatumo

Isimmada dhex dhexaadinaya Somaliland iyo Khatumo

Maalmahan waxaa magaalada Laascaanood ku sugnaa wafdi ka kooban isimada dhaqanka Dowlad-deegaanka Soomaalida, kuwaas oo hogaaminayo Garaad Kulmiye Garaad Maxamed.

Isimadan ayaa sheegay in ay isu taageen sidi ay nabad u kala dhax-dhigi lahaayeen maamullada Somaliland iyo SSC Khatumo. Wariyaha VOA-da ee Laascaanood, Cabdikarim Olol ayaa ujeedada socdaalka wafdigani ka wareystay, Garaad Kulmiye Garaad Maxamed.

Your browser doesn’t support HTML5

Isimo billaabay dhex dhexaadinta Somaliland iyo Khaatumo