Yaa soo riday diyaaraddii Azerbaijan?
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweynaha Asarbayjan Ilham Aliyev ayaa Axaddan sheegay in diyaaraddii Azerbaijan Airlines ee burburtay toddobaadkan laga soo toogtay Ruushka, wuxuuna ugu baaqay Moscow inay qirato "dambiga" ay ka gaysatay musiibadan.