Maamulka cusub ee Syria oo xiray 300 oo qof

Your browser doesn’t support HTML5

Maamulka cusub ee Suuriya ayaa xiray ku dhawaad 300 oo qof, oo ay ku jiraan dadka xogta aruuriya ee ishaa-falateeya, dagaalyahanno taageersan dowladda, iyo askar hore, waxaana socda howlgallada ka dhanka ah kuwa daacadda u ah madaxweynihii hore ee Bashaar al-Asad.