Xiisadda Ethiopia iyo Soomaaliya oo weli taagan

Your browser doesn’t support HTML5

In kasta oo kulan ka dhacay Ankara ay heshiis ku gaareen Soomaaliya iyo Itoobiya, haddana waxaa muuqata in xiisaddii ka dhalatay is-afgaradkii ay Itoobiya la gashay Somaliland horraantii sanadkan ay wali taagan tahay. Muqdisho ayaa xaqiijisay in Addis Ababa aanay kamid noqon doonin howlgalka AUSSOM.