Taliban oo diiday shaqaaleysiinta haweenka
Your browser doesn’t support HTML5
Taliban ayaa sheegtay in ay xiri doonto dhammaan hay’adaha aan dawliga ahayn ee gudaha iyo kuwa ajnabiga ah ee ku sugan Afghanistan kuwaas oo shaqaaleysiiya haweenka. Waxay ku soo beegantay laba sano ka dib markii ay u sheegeen NGO-yada inay joojiyaan shaqaalaynta haweenka Afghanistan.