Ololaha la-dagaalanka qashinka bacaha

Your browser doesn’t support HTML5

Qaramada Midoobay ayaa qiyaasta in dunidu ay soo saarto in ka badan 430 milyan oo metrik ton oo bacaha qashinka ah ah sanad walba, iyadoo isha ugu weyn ay tahay kuwa halka mar la isticmaalo. Weriyaha VOA Valdya Baraputri ayaa ka soo warrantay dhaq-dhaqaaqa lagu dhimayo qashinkaas.