Mareykanka oo hub $8 bilyan ka iibinaya Israel

Your browser doesn’t support HTML5

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa Congress-ka ku wargelisay hub ku kacaya adduun dhan 8 bilyan oo dollar oo qorshuhu yahay in laga iibiyo Israa’iil sida ay sheegeen saraakiisha Mareykanka.