Qiimaha gaaska oo sare uga kacay Yurub

Your browser doesn’t support HTML5

Qiimaha gaaska dabiiciga ah ee qaaradda Yurub ayaa kor u kacay kadib markii Ukraine ayaa joojisay qulqulkii gaaska Ruushka ee mari jiray dhulkeeda, una tagi jiray Yurubta kale.