AI oo caawinaya beeraleyda Kenya
Your browser doesn’t support HTML5
Dalka Kenya, hay’ad samafal ah ayaa billowday barnaamij casri ah oo ku shaqeeya taleefannada gacanta, si uu beeraleyda uga caawiyo aqoonsiga cudurrada iyo cayayaanka waxyeeleeya beeraha.