Mucaaradka Soomaaliya oo u digay ganacsatada

Your browser doesn’t support HTML5

Siyaasiyiinta mucaadka ah ayaa Dowladda Soomaaliya ku eedeeyay in si sharci darro ah ay ku iibineyso dhulka danta guud ee ku yaalla xaafadaha magaalada Muqdisho. Siyaasiyiinta ayaa ganacsatada uga digay inay iibsadaan dhulka danta guud.