Congress-ka oo sharciyeynaya doorashadii Trump
Your browser doesn’t support HTML5
Congress-ka Mareykanka ayaa lagu wadaa in ay kulmaan Isniinta maanta si ay u sharciyeeyaan doorashadii madaxtinimada ee Donald Trump uu kaga guuleystay madaxweyne ku-xigeenka dalka Kamala Harris.