Congress-ka oo ansxiyey doorashadii Trump

Your browser doesn’t support HTML5

Congress-ka Maraykanka ayaa shalay ansixiyey in madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Donald Trump uu yahay kan ku guuleystay doorashadii 2024.