Isbaarooyinka oo laga qaadayo Beledweyne
Your browser doesn’t support HTML5
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, waxaa maanta la bilaabay qaadista isbaarooyinka, kaddib markii madaxda dowladda federaalka iyo odayaasha dhaqanka ay heshiis ku gaareen in la qaboojiyo xiisaddii ka dhalatay in dadka Beledweyne ay diidaan dowlad goboleedka HirShabelle.