Warshado daroogo oo la burburiyey
Your browser doesn’t support HTML5
Daroogada kookaynta ee loo yaqaan captagon ayaa aheyd mid lacag u samayn jirtay nidaamkii madaxweynihii Suuriya Bashaar Al-asad. Hadda, jabhaddii xukunka ka tuurtay waxay burburisay warshado ay dawladdu lahayd oo soo saara waxyaalaha dadka maankooda dooriya.