Dadka Shiinaha ee jasiiradda Seychelles

Your browser doesn’t support HTML5

Jasiiradaha Seychelles oo ku yaalla xeebta bari ee Afrika ayaa ah meel dhaqammada kala duwan isugu yimaadaan. Dadka deggan halkaas oo muddo dheer joogay waxaa ka mid ah kuwa asal ahaan ka soo jeeda Shiinaha.