DF Soomaaliya oo lagu eedeeyey dhul-boob
Your browser doesn’t support HTML5
Magaalada Muqdisho waxaa sii kordhaya canbaareynta iyo dhaliilaha loo jeediyo dowladda Soomaaliya oo xildhibaanno badan iyo mucaaradkuba ay ku eedeeyeen inay boobayso dhulka danta Guud.
Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan soo diray.