Dagaal dhex-maray Puntland iyo Daacish

Your browser doesn’t support HTML5

Maamulka Puntland ayaa sheegay in dagaal xooggan u dhexeeya ciidamada Puntland iyo ururka Daacish ay ku dileen in ka badan 20 qof oo ka tirsan maleeshiyadda Daacish.