Wada-hadallada Xamas iyo Israel oo socda
Your browser doesn’t support HTML5
Waxaa socda wada-hadallo u dhaxeeya Israa’iil iyo Xamaas oo ay garwadeen Mareykanka, Qatar iyo Masar. Haddaba wararkii u danbeeyay waxaa noo haya Maxamed Cabdi Xasan.
Your browser doesn’t support HTML5