Kenya: Wasiir ka hadla afduubka socda
Your browser doesn’t support HTML5
Xubin ka tirsan golaha wasiirada ee madaxweynaha Kenya William Ruto, oo horeyna u soo noqday xeer ilaaliyaha Kenya, ayaa noqday qofkii ugu horreeyay ee ka hadla mowjado afduub ah oo loo geystay dhalinyaro dhaliilsan dowladda Kenya, isagoo sheegay in wiilkiisa la afduubtay.