Beirut —
Sharci-dajiyayaasha Lubnaan ayaa inta badan Isniintii taageeray madaxa maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda Nawaf Salam, iyaga oo u magacaabay inuu noqdo ra'iisul wasaaraha xiga ee dalka.
Warbixintan ay qortay Margaret Besheer, waxaa noo soo koobaya Ibrahim Hassan Dandurey.
Your browser doesn’t support HTML5
Siyaasiyiinta Lubnaan oo ayiday magacaabista Nawaf Salam