Xamas iyo Israel oo heshiis ku dhow

Your browser doesn’t support HTML5

Qatar oo ah dhex-dhexaadiyaha muhiimka ah ayaa Talaadada maanta ah sheegtay in wada-hadallada xabbad-joojinta Gaza iyo heshiiska sii daynta la-haystayaasha ay marayaan "heer geba-gebo ah", iyadoo intaas ku dartay inay rajo ka qabaan in heshiis la gaari karo "dhawaan".