TikTok oo laga mamnuucayo Mareykanka

Your browser doesn’t support HTML5

Dadka Mareykanka ee isticmaala barta TikTok ayaa qaarkood bilaabay inay u guuraan bar kale oo lagu magacaabo RedNote oo Shiinuhu leeyahay lana mid ah Instagram, ka hor inta aanu soo bixin go’aanka la filayo in maxkamadda sare ee Maraykanku ay ka soo saarto in Tiktok la mamnuuco iyo in kale.