NATO oo howlgal ka billaabeysa Baltic-ga
Your browser doesn’t support HTML5
NATO ayaa billaabaysa hawlgal cusub oo lagu ilaalinayo xarkaha badda hoosteeda ee gobolka badda Baltic ka dib dhacdooyin is daba joog ah oo Baltic ka dhacay kuwaas oo sare u qaaday walaaca laga qabo dhaq-dhaqaaqyada suurtagalka ah ee Ruushku ka wado gobolka, sida uu sheegey maanta oo Talaado ah.